Xildhibaanada Mooshinka wada oo baaq xasaasi ah u diray Madaxweyne Farmaajo

Xildhibaanada mooshinka ka gudbiyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa soo saaray Baaq ay Madaxweynaha uga dalbanayaan in uu aqbalo mooshinka ka yaala. Qoraal kooban ay soo saareen Xildhibaanada ayey uga codsadeen Madaxweyne Farmaajo Inuu u hoggaansamo dastuurka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya iyo shuruucda kale ee dalka u yaalla. Xildhibaanada mooshinka saxiixay ayaa sidoo kale Madaxweynaha Soomaaliya … Continue reading Xildhibaanada Mooshinka wada oo baaq xasaasi ah u diray Madaxweyne Farmaajo